Wacyigelin ku saabsan tacbashada beeraha oo laga bilaabaay deegaanada Buula-gaduud iyo Qaam qaam

0
94

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Shirkada Horn Agro oo ka shaqeeyso Arimaha Beeraha ayaa Olole wacyigilin ah oo lagu dhiiri galinaayo tacbashada Beeraha usameeyay Beeraleyda Deegaanada Buulo-gaduud,iyo Qaam-qaam ee Waqooyiga magaalada Kismaayo.

waxa kaqeyb galay Ololaha wacyigilinta ah mas’uuliyiinta deegaanada laga sameeeyey Ololaha wacyigilinta ah iyo madax katirsan shirkada Horn Agro.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.