Kulan looga hadlayay arimaha nadaafadda oo lagu qabtay Gaalkacyo

0
38

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Gaalkacyo ee. Xarunta gobolka mudug ayaa lagu qabtay kulankan oo looga hadlaayay sidii kor loogu qaadi lahaa nadaafada.

Kulanka waxaa kasoo qeeybgalay maamulka Degmada gaalkacyo iyo gudoomiyayaasha xaafadaha gaalkacyo.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan