Qoysas deeq raashiin ah loogu qeybiyay duleedka Muqdisho

0
42

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa maanta 200 qoys oo iskugu jira danyar iyo barakacyaal waxa ay gargaar ugu qaybisay Deegaanka Garasbaaleey ee duleedka magaalada Muqdisho.

Goobta lagu qaybinayey Gargaarkaan waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha waaxda gargaarka Sahra Cali Yuusuf iyo Agaasimaha waaxda dabagalka iyo qiimaynta SoDMA Cabdisalan Cabdullaahi Cumar.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq