Xarunta labaad ee Machadka Ansaaru Sunnah oo laga hirgeliyay degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho.

0
58

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Munasabaddan oo  lagu daahfuraayey Machadka Ansaaru Sunnah faraciisa labaad ayaa lagu qabtay xaafadda Raadeerka degmada deyniile ee magalada muqdisho

Daah furka machadka ayaa waxaa ka soo qeyb galay culumada xaafadda waalidiin maamulka mac-hadka iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawa Aadan Xuseen.