Shir looga hadlayay wareejinta mashruuca biyo galinta Baydhabo oo lagu qabtay magaaladasi.

0
89

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Dowlad Galbeed Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Beydhabo shir kula yeeshay Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS Mudane Jaamac Taqal Cabaas Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Koonfur Galbeed iimaan Cali Cabdi iyo Madaxa mashaaricada Hay’adda IOM ee Soomaaliya

Shirka ayaa loogu hadlaayay sidii loogu wareejin lahaa mashruuc biyo gelinta Beydhabo wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Koonfur Galbeed.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiya Maxamed Maxamuud.