Tababar la xiriira Khataraha Badda xiliyada dabeylaha oo laga daahfuray Kismaayo

0
51

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Kalluumaysiga maamulka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay tababar la xiriira Khataraha Badda xiliyada aay dabeeyluhu jiraan iyo sidii looga gaashaaman lahaa kaasi oo socon doono muda afar maalin.

Furitaanka tababarkaan waxaa ka qeyb galay agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga maamulka Jubbaland iyo qaar kamid ah madaxda iskaashtada kulumeeystada magaaalada kismaayo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya :Cabdimajiid Aweys Isxaaq.

 

a