Shir sanadeedka 6 aad ee xeer ilaaliyaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho

0
43

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir sanneedka 6aad ee Xeer ilaaliyayaasha Soomaaliyeed.

Shirka ayaa waxaa goobjoog ahaa xeer ilaaliyaasha Soomaliyeed ka ee ka howlgala Guud ahaan dalka.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan