Bahda Waxbarashada oo ku dhawaaqay saddex maalmood ah oo la xiri doono goobaha Waxbarashada

0
44

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kulankaan oo lagu qabaty magaalada Muqdisho isla markaana u dhexeeyay bahda waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa lagu cambaareeyay dilkii dhawaan degmada wadajir loogu geeystay Macalin Cabdiraxmaan Macloow Abiikar iyadoo lagu dhawaaqay in goobaha waxbarashada la xeri doono mudo kooban .

Macalinkan oo kamid ahaa Allaah u raxmadee barayaasha macadka Seedii ayaa dilkiisa loo adeegsaday Tooreey waxaana falkaas ka dambeeyay mid kamid ah ardaydii horay uga baxday macadka .

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin