Dhismaha xarunta garsoorka gobolka Bari oo la dhagax dhigay.

0
149

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaarada Cadaalada diinta iyo Awqaafta Puntland Maxamed Cabdiwahaab oo ay Weheliyaan Aggaasimaha Guud ee Wasaarad Maryan Maxamed Abshir Gudoonka Maxkamada darajada koowaad Maxakamada Racfaan iyo xeer illaalinta Gobolka Bari iyo Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Bari ayaa dhagax magaalada Boosaaso ka dhagax dhigay Xarun cusub oo uu yeelanayo Garsoorka Gobolka Bari

Xaruntan ayaa waxaa ku shaqeyn doona Maxkamada darajada koowaad ee Boosaaso Maxkamada Racfaanka Iyo Xeer ilaalinta Gobolka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.