Munaasabad lagu soo badhigayay Waxqabadka mashruuca Kobciye oo lagu qabtay Garoowe.

0
85

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Puntland Ilyaas Osmaan Lugaatoor ayaa magaalada Garoowe ka Daah Furay munaasabad lagu soo bandhigayey waxqabadka mashuurca Kobciye ee hourmarinta Beeraha iyo sugnaanta Cuntada ee Puntland.

Munaasabadda Waxaa ka qeyb-galay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Wasiirada, wasaaradaha Beeraha, Xanaanada Xoolaha, iyo Beeralayda ka Faideysatay Barnaamijkaan.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq