Dhismaha dekada hobyo oo mareysa meel gabo gabo ah

0
58

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Waxaa Meel gabogabo ah soo Gaaray Dhismaha Deked aay yeelaneeyso magaala Xeebeedka Hobyo ee Gobalka Mudug kadib markii uu saxiixay dhawaan Madaxweynaha maamulka Galmudug.

Dhismaha iyo Hirgilinta dekeda magaalada Hobyo waxaa Gacanta ku haayo ganacsata soomaliyeed oo kasoo jeed deegnada Gobalka Mudug ee maamul Gobaleedka Galmudug.

Warkan waxaa inoo haya  Cabdimajiid Aweys isaaq