Dhallinyarada ku shaqeysato farsamada gacanta oo kusoo badanya Baladweyne.

0
69

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa kunool Dhallinyaro badan oo ku dhiiraday in ay abuurtaan fursado shaqo oo ay ku maareeyaan nolol maalmeedka qoysaskood.

Dhallinyaradaan ayaa ku shaqeeysto xirfadda sameynta midyaha faashashka iyo yaanbooyinka iyagoo u sameeyo bulshada magaalada Baladweyne islamarkaana qof kasta ka qaado lacago ay kul heshiiyeen.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.