Dhallinyaro isku xilqaamay in Haweenka ganacsatada Hargaysa wax baraan.

0
71

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dhallinyaro ku nool magaalada Hargeysa oo ku midoobay magaca Saacid ayaa u istaagay in ay wax baraan haweenka ganacsatada yar yar ah ee ka shaqeysata suuqa xisbiga ee magaalada Hageysa.

Haweenkan ayaa dhibaato ku qabay aqoon la,aanta xisaabta waxaana hada labaraa maadooyinka Soomaliga xisaabta iyo carabiga.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.