Baladweyne ( Radio Beerlula )-Shirka wadatashiga Wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee heer Federal iyo heer maamul Goboleed ee arrimaha horumarinta barashada farsamada gacanta iyo Tababarada xirfadaha shaqada (BFTX) ee Soomaaliya ayaa laga daahfuray Magaalada Muqdisho
Shirkaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Madaxda Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Buslahda Dowladda Federaalka iyo Mas’uuliyiinta Wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha bulshadda maamul Goboleedyada dalka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.