Xafiiska ciyaaraha feerka Somaliland ee Hargeysa oo xariga laga jaray

0
60

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha soomaliland xariga ka jaray xafiis Cusub oo uu yeelan doono Xiriirka Ciyaaraha Feerka.

Xafiiska ayaa logu adeegi donaa ciyartooyda feerka ee ee ku nool magalada hargeisa kuwaas oo horay xafiis la.aan u ahay.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.