Barnaamij lagala socon doono mashaariicda wasaaradda qorsheynta Jubbaland oo lagu soo bandhigay Kismaayo.

0
60

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Qorsheynta Jubbbaland ayaa magaalada Kismaayo ka daahfurtay Barnaamij Online oo lagula socon doono mashaariicda.

Barnaamijkan ayaa ujeedkiisu yahay sidii loo fududeeyn lahaa wadashaqeynta hay,adaha iyo wasaarada.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan