Qoysas deeq raashiin ah loogu qeybiyay deegaanka Garasbaaleey ee duleedka Muqdisho

0
45

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Qoysaska ku nool Deegaanka Haween ee gobolka Baay ayaa xiligaan waxaa heeysta baahiyo kala duwan oo aay kamid yihiin,xarumo caafimaad,Goobo waxbarasho iyo biyo la aan.

Xubno ka socday wasaaradda caafimaadka Koonfur Galbeed oo deegaankan u tagay ineey ogaadaan baahiyaha ka jira ayaa bulshada ka dhageeystay xaaladooda nololeed iyo waxyaabaha ay u baahanyihiin in laga caawiyo.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin