Laamaha ammaanka Guriceel oo meel fagaare ah ku gubay maandooriye.

0
51

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Laamaha Amaanka iyo Maamulka Magaalada Guriceel ee Gobalka Galgaduud oo iskaa shanaayo ayaa Goob Fagaara ah oo ka baxsan Magaalada ku Gubay maan dooriyo ka kooban Qamri iyo Xashiish.

Maandooriyahaan la Gubay ayaa laga so helay Xaruma Ganacsi oo ku yaalo Magaalada Guriceel kadib Howlgal aay sameeyeen Ciidamada Amaanka Gobalka Gal Gaduud ee Maamul Gobaleedka Galmudug.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq