Haween ku nool Baladweyne oo bilaabay in gabdhaha yaryarka ee soo koraya labaro shaqada guriga si ay ula wareegan.

0
40

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hooyooyinkan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa gabdhahooda ku tarbiyeeya dhaqanka wanaagsan sida ixtiraamka dadka ka waaweyn,shaqada guriga ,waxbarashada iyo la dhaqanka bulshada.

Waalidiinta Soomaaliyeed ayaa kaalinta ugu muhiimsan ka qaata tarbiyada caruurta si loo helo jiil ku koray ku dhaqanka diinta iyo ixtiraamka dadka .

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.