Kulan Looga Hadlaayay Xakameeynta Daawoyinka Iyo Cutooyinka Dhacay oo lagu qabtay Jowhar

0
43

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Jowhar ee Caasimada maamulka Hirshabeelle Ayaa Lagu qabtay Kulan looga hadlayay Xakameeynta Daawoyinka Iyo cutooyinka Dhacay si loo ilaaliyo Caafimaadka bulshada islamarkaana ay soo agaasintay Hay’adda taya dhawrka qaranka.

Kulankaan waxaa ka qeeyb Galay Agaasimaha machadka Hay’adda Taya dhawrka Qaranka Masuuliyiin ka tirsan Hirshabeelle iyo Qaar kamid ah Bulshada magaalada Jowhar.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdimajiid Aweys Isxaaq.