Qoysas ku nool deegaanka haween ee gobolka Bay oo codsaday in laga caawiyo adeegyada aas aasiga ah.

0
65

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Qoysaska ku nool Deegaanka Haween ee gobolka Bay ayaa xilligaan waxaa heeysta baahiyo kala duwan oo ay kamid yihiin,xarumo caafimaad,Goobo waxbarasho iyo biyo la aan.

Xubno ka socday wasaaradda caafimaadka Koonfur Galbeed oo deegaankan u tagay ineey ogaadaan baahiyaha ka jira ayaa bulshada ka dhageeystay xaaladooda nololeed iyo waxyaabaha ay u baahanyihiin in laga caawiyo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.