Agab kalluumeysi oo lagu wareejiyay qaar ka mid ah Kalluumeysatada Gobolka Banaadir.

0
52

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Cutubka taakulada ciidamada Talyaaniga ee jooga dalka ayaa  Agab kalluumeysi ku wareejiyay qaar ka mid ah Kalluumeysatada gobolka Banaadir.

Agaabkan lagu wareeji Kalluumeysatada gobolka Banaadir ayaa ka kooban xariga doonta ,  shabaqa kaluunka iyo dalaajada keeydinta Kallunka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.