Munaasabad lagu soo gabagabeeynayay kutubo shareecada Islaamka ah oo lagu qabtay Hargeysa.

0
49

Baladwayne (  Radio Beerlula )-Magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Soomaliland ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo xiray doowrada umahaatu Sita oo ka socotay Masaasjidka Ibraahim Dheere ee Magaaladaasi.

Munaasabada lagu soo xiray kutubadaan diiniga ah ayaa waxaa kasoo qeybgalay Gudiga Masjidka, Culimo udiin , Ganacsato, Waalidiin , iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.