Kulan looga hadlayay lunsashada gargaarka oo lagu qabtay Afgooye.

0
97

Baladwayne ( Radio Beerlula )-kulankan oo bulshada afgooye looga wacyi gilinayay lunsashada gargaarka loogu talagay dadka dhibaateysan ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan maamul goboleedka koofur galbeed ayaa lagu qabtay xarunta degmada afgooye ee gobolka shabeelaha hoose.

kulankan oo socon doona mudo laba cisho ah ayaa qeybaha kala duwan ee bulshada afgooge looga wacyigilin doona sidii ay uga hortagi lahaayeen lunsashada gargaarka loogu talagay dadka danyarta ee u baahan gargaar bini aadanimo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad.