In ka badan 94 arday oo baratay xirfaddaha farsamada gacanta oo munaasabad loogu qabtay Garoowe.

0
46

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobalka Nugaal ayaa lagu qabtay Munaasabad aay ku qalin jibinayeen 94 arday oo dhameeysatay Barashada Xirfada Ganacta sida quruxinta Dumarka , cunto karinta, xirfadaha kombiyuutarka, Harqaanka, korontada, makaanikada islamarkana ku Baratay barnaamijka Save the Children’s .

Munaasbada Waxaa Ka qeeyb Galay Madax ka Tirsan Haya,adda Save the Children Wasiiro ka Tirsan Maamulka Putalaand iyo Ardayda Qalin Jibisay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.