Sannad guurada 54-aad ee Ciidamada Asluubta oo lagu qabtay Muqdisho.

0
50

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Munaasabadan oo aheyd mid lagu xusayay 54-guuradii ka soo wareegtay markii la unkay ciidamada asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho.

munaasabada sanadguurada ciidanka asluubta ayaa waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin ka tirsan dowalada soomaaliya saarkiisha ciidanka booliska soomaaliya iyo marti sharaf kale .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad.