Gudiga gacanta ku haaya madarasada Midaaya wal Nihaaya ee Baladweyne oo codsaday in laga qayb qaato dhismaheeda.

0
102

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madarsada midaaya wal-nihaaya ee magaalada Baladweyne oo dhawaan la bilaabay dhismaheeda ayaa mareeyso heer gaba-gaba ah waxaana dhismaheeda bilaabay dad muxsiniin ah oo kala joogo dalka iyo dibadiisa.

Madarsada oo ka kooban qeybo badan ayaa u bahan in la dhameystiro maadama qarashkii lagu dhisi lahaa uu go-ay

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  Sacdiyo Maxamed Maxamuud.