Qoysas deeq raashiin ah loogu qeybiyay deegaanka Garasbaaleey

0
110

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa 7,472 Qoys waxa ay gargaar ka kooban qaybaha raashinka ugu qaybisay Deegaanka Garasbaaley ee duleedka Magalaada Muqdisho.

Deeqda ayaa ka koobneed sideed kiilo timir ah iyo qamadi.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.