Arday kaalmaha hore ka galay imtixaanka dhexe oo munaasabad loogu qabtay Boosaaso

0
58

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Arday kaalmaha sare ka gashay imtixaanka dhexe ee iskuulka Cumar binu Cabdi casiis ayaa munaasabad lagu gudoonsiinayay abaalmarino loogu qabtay Magaalada Boosaaso.

Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Dugsiga, Waalidiin, Macalimiin, iyo ardayda loo qabtay munaasabada.

Warkan waxaa inoo haya  Bilaal Daahir Waaneey.