Baladweyne ( Radio Beerlula )-Mogadishu Aviation College oo dalka dib looga howlgeliyey ayaa soo saaray arday cusub oo baratay cilmiga duulista hawada kaas oo aan hora uga jirin wadanka islamarkaana loo aadi jiray waxbarashada cilmiga duulista hawada dalka dibadiisa.
cabdikaafi maxamad xaanshi oo kamida maamulka Mogadishu Aviation College ayaa ka warbixiyay waxa ay barran ardada donada cilmiga dualista halada iyo muhiimada uu dalka u leeyahay collage kan.
Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed

