Tababar ku saabsan horumarinta dhaqashada xoolaha oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

0
51

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ayaa Lagu Qabtay Tababar lagu Dhisayo Waciyaga Bulshada ee Hormarinta dhaqashada Xolaha kaasi oo ay Soo Agaasintay Wasaaradda Xanaanada Xolaha Maamulka Jubalaand oo Ka Shaneeyso Dowladda Dhaxe ee Soomaaliya.

Tababarkaan oo Maalinkii sadaxaad Ka Socda Magaalada kismaayo ayaa waxaa ka Qeeyb-Galay Dad ka kooban Xoola Dhaqato iyo Kuwa Ka Ganacsadda Xoolaha.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq.