kulan looga hadlayay adkaynta nabad galyada oo lagu qabtay Boorama

0
51

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha gudaha maamulka Soomaliland ayaa Magaalda Boorama ka daah-furtay kulan lagaga hadlayay adkaynta nabad galyada gobolkaasi.

Waxa kasoo qaybgalay kulanka Taliya ciidanka Booliska gobalka Awdal , Xoghaya dowlada Hoose ee Boorama , odayaal , Haween iyo dhallinyaro.

 

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.