Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada maaliyada Soomaliland ayaa bilowday ololaha canshuur qaadista gaadiidka gaar ahaane wada marista iyo kala wareejinta gaadiidka.
Dhamaan shaqaalihii ka howlgali laheyd uruurinta canshuurahan ayaa lagu diyaariyay dhamaan degmooyinka Soomaliland.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan