Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa Maanta ka Furmay shirka Ololaha Ceymiska Xoolaha.
Shirkaan oo aay iska kashadeen wasaarada Xanaanda xoolaha Soomaaliya Iyo Tan Galmudug ayaa waxa ka qeeyb Galay masuuliyiin ka tirsan Galmudug iyo Qaar kamid ah Bulshada Magaaladaasi.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq