Baladweyne ( Radio Beerlula )-qaxootiga ku nool xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka kenya waxey wajahayaan xaalad bin adanimo oo ay ka mid yahiin biyo yari iyo rashiin la,aan
qaxootiga ayaa ka mid ah dadkii ay sameysay abarahii soo maray dalka iyo kuwo ka hayamay dagaladii sokeeye ee dalkena soo maray
Warbixintan waxaan soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen