Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Degaanka iyo Isbadelka Cimilada Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Ayaa Magaalada Baydhabo Ku Qabatay Tababar wacyigelin ku saabsan laqabsiga Saameynta Isbadelka Cimilada .
Waxaa Tababar ka Qeybgalay Xubno ka kala socda Wasaaradaha Koonfur Galbeed Gaar ahaan Kuwa Waxsoosaarka,Adeega Bulshada, Kaabiyaasha Dhaqaalaha iyo qaar kamid ah Bulshada Rayid ah,Jaamacadaha iyo Ha’adaha KAALO Iyo UNDP .
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim