Xarun waxbarasho oo laga daahfuray Kismaayo

0
71

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ee Maamulka Jubalaand ayaa lagu Qabtay munaasabad lagu Daah furyay Machad Al Fatxi oo lagu baran Doono luuqadda Carabiga, tarbiyada Islaamka iyo culuumta Shareecada Islaamka.

Daah Furka Munaasabadda Waxaa ka Qeeyb-galay Maamulka Machad Al Fatxi Culumo Udiinka Magaalada Kismaayo Iyo Qar Kamid Bulshada Magaaladaasi.

warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.