Arday baratay Quraanka Kariimka oo munaasabad loogu qabtay xaafadda Ceeljaalle

0
52

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 19 arday oo baratay Xifdinta Qur’aanka kariimka islamarkaana ka aflaxday Machadka Al-Raxma oo ku yaalo deegaanka Ceel jaale ee duleedka Baladweyne ayaa munaasabad qalin jabin loogu qabtay deegaankaasi.

Munaasabada qalin jabinta ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Machadka, Waalidiin, Culimo udiin, Macalimiin, iyo ardayda loo qabtay munaasabada.

warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey