Shir looga hadlayay horumarinta garsoorka dalka oo lagu soo xiray Kismaayo

0
51

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG maamulka Jubbaland ayaa lagu soo gabagabeeyay Shir looga hadalayay Hormarinta garsoorka Dalka.

Shirkaan inta uu socday ayaa waxaa kasoo qeybgalay Gudoomiyaha Maxkamad Sare ee Dalka , garsoorayaal ka kala socday maamul Goboleedyada, maamulka Degmada Kismaayo iyo mas’uuliyiin kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.