Tababar ku saabsan wadaniyada oo laga daahfuray Hargeysƌ

0
225

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka xiriirka golayaasha iyo arrimaha dastuurka Somaliland ayaa magaalada hargeysa uga daahfuray dufcaddii 3aad ee ardayda baranaysa dastuurka iyo waddaniyadda.

Madaasha lagu daahfurayay tababarkan ayaa waxaa goobjoog ahaa xildhibaano katirsan golaha deegaanka wasiiro iyo aqoonyahano.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.