Buug ka hadlaya Istiraatiyadda kobaca iyo isbedelka ganacsiga gaar loo leeyahay oo lagu soo bandhigay Hargeysa.

0
101

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigaayay buug ka hadlaya Istaraajiiyada kobaca iyo isbedelka ganacsiga gaar loo leeyahay oo uu qoray lataliyaha madaxweynaha maamulka soomaaliland ee arimaha dhaqaalaha Dr Cismaan Shiikh Axamad.

Munaasabadda waxaa ka qayb galay wasiiro ka tirsan maamulka Soomaaliland Maamulka Jaamacadda Hargeysa Dhallinyaro Aqoon yahaano Haween iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya maxamed Maxamuud.