Xarun haweenka lagu bari doono xirfaddaha farsamada gacanta oo laga dhagax dhigay deegaanka Janaa Cabdalle ee duleedka Kismaayo.

0
76

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo xaquuqu insaanka mamulka Jubbaland ayaa Deegaanka Janaa Cabdalle ka dhagax dhigtay Xarun Haweenka wax lagu Bari doono

Xaruntan ayaa waxaa baahi weyn u qabay haweenka ku nool degaanka janaa cabdalle  iyo tulooyinka hoos yimaado.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.