Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ku dhawaaqday inay u taagan tahay qabashada xilka guddoomiyaha midowga Afrika.

0
134

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirkii hore ee arimaha dibadda ee Soomaaliya Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo shir jaraa,id ku qabatay magaalada muuqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay tahay Musharax utaagan Xilka Gudoomiyaha Midowga Afrika.

Xilkan ayaa waxaa u sharxan musharixiin badan kuwaasi tartan adag u gali doona sidii aay ugu guuleeysan lahaayeen.

Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed.