Dhalinyaro nolol maalmeedka qoysaskooda ka mareeya kala iibinta xoolaha Baladweyne.

0
58

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhallinyaro badan oo ka shaqeeysato Suuqa Xoolaha Xaafada Howl wadaag ee magaalada Baladweyne iyaga oo ku shaqeeysto Xirfada Dalaalnimada si ay ugu helaan nolol Maalmeedka qoysaskooda.

.

Dalaalka ayaa u dhexeeyaa qofka iibsanaya xoolaha iyo kan laga iibinayo waxaana uu labada dhinac kala hadlaa qiimaha ku haboon ee ay ku qanacsanyihiin.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.