Kulan loogu hadlaayay habka diyaarinta Imtixaanka oo lagu qabtay kismaayo.

0
74

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Kismaayo Ayaa lagu Qabtay Kulan loogu Hadleyay Habka loo diyaariyo imtixaanka iyo naqtiinka Cashirada Ardayda dhigato Fasalka 12-aad kaasi oo aay so agaasintay Jamaacada Daha ee Magaalada Kismaayo.

Kulankaan ayaa waxa ka Qeeyb Galay Hogaanka Jaamacadda Daha Bahda waxbashada Magaalada Kismaayo arday iyo walidiin.

warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.