Ardey baratay cilmiga caafimaadka oo munaasabad loogu qabtay Guriceel.

0
82

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maagaalada guri ceel ayaa lagu qabtay munasabad ay ku galin jabinayeen arday dhameeysay  cilmiga Caafimaadka  kana aflaxay machadka xudeeyfi

Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qeyb galay Masuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada Galmudug maamulka Machadka, Waalidiin ,Macalimiin iyo qaybaha kale ee bulshada.

warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.