Olole nadaafadeed oo laga sameeyay degmada Halgan ee gobolka Hiiraan.

0
115

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dhalinyarada ku nool Degmada Halgen ee gobolka Hiiraan ayaa si Is Xilqaan ah Ku bilaabay nadiifinta wadooyinka soo gala degmada.

Dhalinyaradan oo is abaabulay ayaa geedka garan waaga ah ka jaray dhowr wado oo soo gasha degmada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.