Masaajid laga hirgeliyay magaalada Garoowe oo la daah furay.

0
109

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Putland ayaa laga daahfuray Masjidka Al khayr oo laga dhisay xaafada Halgan ee Magaaladaasi.

Masjidkaan oo ay dhistay Hooyo faadumo oo kamid ah Hooyooyiinka ku nool magaalada Garoowe ayaa waxa daahfurkiisa kasoo qeybgalay gudiga gacanta ku haayay dhismaha Masjidka , Culimo udiin , Macalimiin, iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.