Haween bartay tolista dharka oo munaasabad loogu qabtay Hargeysa.

0
61

Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasibad ay ku qalin-jabiyeen Arday bartay Xirfadda dar tolista ama garqaanka kana aflaxay machadka Qadiijo bintu quweylad ayaa lagu qabtay magaaladda hargeysa

Munaasabadda ayaa  waxaa kasoo qeyb galay  mamulaha Machadka, Waalidiin ,Macalimiin iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.