Tababar ku saabsan sida loo tabiyo warbixinada oo wariyaal loogu qabtay Baydhabo

0
45

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta mudane Cabdifataax Cali Yuusuf ayaa magaalada Baydhabo ugu daahfuray qaar kamid ah wariyaasha maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir tababar kusaan sida warbixinada iyo xogaha loo tabiyo.

Furitaanka waxaa kasoo qeyb galey Wasiirka Amniga gudaha DKGS Xasan Cabdukhadir, Gudoomiyaha degmada Baydhabo Cabdullahi Cali Watiin, Agaasimaha Madaxtooyada DKGS Cabdifatax Mahad Cabdiraxman iyo mas’uuliyiin kale.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.